X

Wasiirada layska magacaabayo ee Hirshabeele ee ciidaa ka batay oo midkalena diidey booska

Wasiirada layska magacaabayo ee Hirshabeele ee ciidaa ka batay ayaa midkalena diidey booska loo magacaabay. Boosaska horjooge Waare magacaabay ayaa faaruqa intooda badan oo uu ku jiro kiisa, wuxuuse keenay muran markii uu ku tuntey inuu cadaalad u sameeyo.



Yuusuf Cali Cilmi ayaa dareensan in booska wasuuru dawluhu aanu jirin sidaasna uu ku diidey halka wasiir hore oo la magacaabayna sheegay in boost dalkoo dhanba ayna jirin.



Maamul jufeedyada Xasan Sheekh dhisay ayaa wax lagu qoslo ah una baahan in ummada laga sifeeyo. Wasiirada Waare magacaabay ayaa gaaraysa 57 wasiir.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

 

 

 

 

admin:

This website uses cookies.