X

Wasiirada maaliyada Somaliland oo dakhliga ugu badan ka hesha Awdal oo booqasho siyaasad ku timi

Wasiirada maaliyada maamulka Somaliland oo dakhliga ugu badan ka hesha Awdal oo gobolka soo gaadhey. Booqashadan ayaa ah mid siyaasadeed oo lagu mijaxaabinayo musharax Maxamed Cali.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.