X

Wasiiradii uu magacaabay Xasan Cali Kheyre oo la dhaariyay: SAWIRO

Wasiiradii uu magacaabay Xasan Cali Kheyre ayaa manta lagu dhaariyay Muqdisho. Wasiiradan iyo ku xigeenadan oo aan lo baahneyn ayaa hadana lagu buuxiyay boosaskii jufooyinkoodu baneeyeen.



Dhaarinta Waxaa goobjoog ka ahaa gudoomiyaha Golaha Shacabka Soomaliyeed Mudane Maxamed Mursal Sheekh, Labadiisa Ku Xigeen iyo Raisalwasaare ku xigeenka Dalka Mahdi Maxamed Guueed Khadar.

Wasiiradan ayaa loo sheegay in lala xisaabtami doono.



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.