Wasiirka amniga dawlada dhexe oo is waydiiyay amarka lagu baarayo xildhibaanada: MAQAL
Wasiirka Wasaarada amniga gudaha ee Dowlada Federaalka Soomaaliya C/risaaq Cumar Maxamed ayaa sheegay in Saraakiisha amaanka ee Dowlada la weydiinayo cidii bixisay amarka ah in la baaro Xildhibaanada Qaranka ee ka dhoofayo garoonka diyaaradaha Muqdisho.