X

Wasiirka amniga maamulka Somaliland oo wax laga waydiiyay ku tumashada xuquuqda dadka

Wasiirka amniga maamulka Somaliland ayaa wax laga waydiiyay ku tumashada xuquuqda dadka iyo cadaalad darada baahsan wuxuuna difaacay eedo uga yimi dadka iyo dad la xirey oo siyaasad u xiran oo aan maxkamad la soo taagin.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.