Kadib warkii ka nixiyay maamulka Siilaanyo ee Hargeysa kana so baxay warmurtiyeedkii ka soo baxay caasimada Somaliya shirkii wadatashi ee lagu go’aamiyay in maamulka Somaliland loola dhaqmo si beel ahaana ayaa Maxamed Biixi uu hanjabaad u diray dadka ka tirsan maamulka Siilaanyo ee ka qaybqaata doorashada ama wadatashiga.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM