Wasiirka arimaha dibedda maamulka Somaliland Sacad Cali Shire ayaa socdaalo uu ku tagey Itoobiya iyo Kiiniya laga waraystey jawaabaha suaalo ay ku jiraan lacago la rabo in diiwaan gelin lagu sameeyo iyo fiisayaal lagu bixiyo baasaboorka maamulka Somaliland ayaa u muuqda in ay guuldaro ku soo dhamaadeen.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM