Muqdisho–Wasiirka arimaha dibedda ee Maraykanka John Kerry ayaa Muqdisho jooga halkaas oo uu kula kulmay Xasan Sheekh iyo maamul goboleedyada qaar. John Kerry ayaa gudbiyay fariin ah in meel looga soo wada jeedsado la dagaalanka argagixisada caalamiga ah. Maamul goboleedyada qaar ayay fursad u noqotey in ay isla sawiraan wasiirka arimaha dibedda.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS.COM