Muqdisho--Wasiirka arimaha dibeda Dr C/raxmaan Ducaale Bayle ayaa qaabiley wakiilka ururka Islaamka isagoona sharaxay waxyaabo badan oo ay kawada hadleen islana afgarteen oo ay u badan yihiin arimaha dibedda. C/llaahi Warmooge ARAABINEWS