Gudoomiyaha barlamaanka Somaliya ayaa raadinaya wasiirka arimaha dibedda Somaliya Dr C/salaam Hadliye oo sida la sheegayo loo yeeray lanasoo warinayo in uu diidey. Jawaari ayaa amar ku bixiyay in uu si deg dega u horyimaad barlamaanka.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS