X

Wasiirka arimaha dibedda Iiraan oo ka noqday Ostariya markey calanka Yuhuuda taagatey

Wasiirka arimaha dibedda ayaa dib uga noqwday booqasho uu ku tagi lahaa Ostariya kadib markii dalkaasi sheegay inuu si toosa ula safan yahay Yuhuuda calankoodana ka taageen wasaaradaha si ta arimahah dibedda.


Wasiirka arimaha dibedda Iiraan oo arkay calanka Yuhuuda ayaa duib uga noqday. Ostariya oo ay degan yihiin cunsuriinta ugu xun ee neceb Muslimiinta ayaa martigelisa kulao caalamiya.


Waxase tani wax u dhimaysaa dhexdhexaadnimada ay sheegan jirtey, ayadoo hadda wixii ka dambeeya ayna marti gelin doonin kulamo caalamiya qaasatan shirarka u dhexeeya Maraykanka iyo Iiraan.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.