Wasiirka arimaha dibedda ee Ingiriiska ayaa yimi Muqdisho xilli dalka ugu fiqiirsan aduunka la rabo kheyraadkiisa uuna doonayo dal isku filan taas oo uu kuu cadeynaysa in dunidu isku xiran tahay.
Wasiir Boris ayaa la kulmey madaxda dawlada ee Somaliya qaasatan kuwa sii baxaya. Ingiriiska ayaa raba in aanu waayin qaybtiisa kheyraadka dihan ee dalkeena.
Ingiriiska ayaa bixiya malaayiin doolar oo uu siiyo hay’adihiisa gargaarka inkastoo lacagtaasi badankeeda lagu dhistyo gury dhaadheer oo dalka Ingiriiska oo aan haba yaraatee gaarin meelaha loogu talogalay.
Booqashada Boris ayaan la sii xaqiijin iyadoo la fiirinayo dhinaca amniga Muqdisho oo aad u xun ayna soo dhaweeyeen shaqaalaha garoonka.
C/llaahi WArmooge
ARAABINEWS