X

Wasiirka arimaha dibedda oo qarxiyay in kulankii Kiiniya badda looga hadli doono (daawo)

Ayadoo Somali badan ilaa hadda garan la yihiin waxa faaiido ah ee uu Somalida u lahaa kulanka Uhuru ugu yeeray wasiirka koowaad Maxamed Xuseen Rooble ee Kiiniya ku rabtey in wadahadal laga furo arinta badda. Waxase qarxiyay wasiirka arimaha dibedda waxa goobtaas lagu saxiixay.


”Waxa jirey guddi hore loo aasaasay oo hadda la isla gartey in dib boodhka looga jafo qodobka aadka uga dhawaajiseen (ee dabcan badda) wuxuu ku hoos jiraa qodobada guddigaas soo lafoguri doonaan kadibna madaxda loo keeni doono ayuu yiri wasiirka arimaha dibedda Somaliya.

Hoos ka daawo



C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.