Wasiirka arimaha dibedda Somaliya Dr C/salaan Hadliye ayaa ka hadlay socdaal Xasan Sheekh markii labaad uu ku tago boqortooyada Sucuudiga. Sucuudiga ayaa dagaa kula jira dadka Shiicada ah oo uu hadda ku dhici waayay in uu ka saaro Yaman.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS.COM