X

Wasiirka arimaha dibedda Somaliya Dr C/salaan Hadliye oo u xog waramay qaar ka tirsan qurbajoogta Somalida Ingiriiska

Wasiirka arimaha dibedda Smaliya C/salaan Hadliye oo hawl shaqo u jooga London ayaa lagu casuumay xaflad ay soo qaban qaabiyeen ururka ACT FOR SOMALIYA. Wasiirka ayaa u sheegay qurbajoogta Ingiriiska in Somalidu qabiilo tahay oo ayna jirin wax isku haysta taas laakiin ay Jiri karto qabyaalad..Wuxuu kaloo taabtey hawlaha ka jira Somalioya iyo sida loo wajahayo.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.