X

Wasiirka arimaha dibedda Somaliya oo suaalo loogu gafay dhinacna lagu kala dilay xiriirada iska difaacay

Wasiirka arimaha dibedda Somaliya C/salaam Hadliye ayaa waraysi uu siinayay Universaltv lagu waydiiyay suaalo ka baxsan anshaxa wariyenimada. Wasiirka ayaa u jilbo laabtey iskana difaacay suaal lagu dilayay xiriirkla Somaliya iyo Itoobiya.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.