X

Wasiirka arimaha gudaha dawlada Somaliyaoo la kulmay gudiyada doorashada iyo xuduudaha ee madaxa banaan+SAWIRO

Muqdisho–Wasiirka arimaha gudaha dawlada Somaliya ayaa la kulmey gudiyada la doortey ee madaxa banana ee doorashooyinka iyo xuduudaha. Kulankan maanta ka dhacay xafiiska Wasiirka arrimaha gudaha iyo federaalka xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa uu la qaatay xubnaha gudiyada madaxa banaan ee doorashooyinka qaranka iyo xuduudaha, iyadoo kulanka ay goob joog ka ahaayeen wasiir ku xigeenka,wasiiro dowlaha iyo qaar kamid ah agaasimiyaasha.

“Waxaad tihiin dadkii lagu aaminay howshaan muhiimka ah wasaarada anagu hadaan nahay howshu waa naga soo wareegeysaa adinkay idinku soo wareegeysaa labada asbuuc ee aad isku taageysaaney idinla sii shaqeyneysaa idinkaan isku kiin hagaajineynaa dabcan waan idinla shaqeyneynaa qaybaan wada lahaaneynaa“ayuu yiri Xidig.

Wasiirka Wasaaradda arrimaha gudaha iyo federaalka mudane Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen “Odawaa” ayaa la dar daarmay gudiyada uu kulanka la qaatay isagoo u soo jeediyay in howsha Soomaali weyn ka sugeyso ay ka soo dhalaalaan.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.