Wasiirka boostada Somaliland Maxamed Jaamac Abgaal ayaa ku sheegay xeerka isgaarsiinta qaranka ee hadda horyaala dawlada dhexe mid aan iyaga quseyn. Maxamed Abgaal ayaa fariin u direy shirkadaha isgaarsiinta oo hadda noqonaya goob ay ku dagaalamaan maamul jufeedyada iyo dawlada dhexe.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM