Wasiirka caafimaadka dawlada dhexe iyo kan maamulka Puntland ayaa booqdey dhaawacyadii dagaalkii Gaalkacayo waxayna sheegtay in aan dhaawacyada loo kala eegin xaafad xaafad laguna daawaynayo dhamaan isbitaal digfeer. Waxay wasiiradu beenisay war ay qoreen wargeysyada Puntland.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS.COM