Wasiirka cadaalada maamulka Somaliland ayaa booqasho ku yimi Boorama halkaas oo ay ku soo dhaweeeyeen maamulka cadaalada ee gobolka Awdal oo uu horkacaya gudoomiyaha maxkamada sare ee gobolka. Waxa la socda gudoomiyaha kan maxkamada sare. Cadaalada iyo xoriyada maamulka Somaliland ayaa maraysa halka ugu xun iyadoo maalinkasta laga cawdo cadaalad xumo.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM