X

Wasiirka ciyaaraha maamulka Somaliland ayaa isna ku biiray kooxda is casishay iyo xubin barlamaan ayaa wali ii taal

Wasiirka ciyaaraha maamulka Somaliland ayaa isna ku biirey koox wasiiro ah oo is casilay. Axmed Cabdi Kaahin oo ah wasiir ka soo jeeda Jabuuti laakiin ku soo galay maamulka Somaliland magaca beesha Ciise ayaa sheegay in aanu hadda cabanayn.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.