Wasiirka ciyaaraha maamulka Somaliland ayaa ka badbaaday daad socda oo ay isku qaadeen xilli ay ka talaabayeen doox socda oo u dhow degmada Boon ee gobolka Awdal.
Waxa daad isku qaadistan ku dhintey maayerka tuulada Xariirad halka qaar kalana ay dhaawacmeen. Daad isku qa
adista ayaad moodaa in laga helo raganimo dheeraada.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS