Wasiirka ciyaaraha maamulka Somaliland Axmed Cabdi Kaahin Casood ayaa isku diyaarinaya inuu buuxiyo booskii uu ka geeriyoodey allaa yarxamu Maxamed Barkhad Miigane. Wuxuu yiri ”wali cid wax iila timaad ma arag”. Dhinaca kale wuxuu sheegay in ciyaaraha gobolada Somaliland loo kala qaybiyay Boorama iyo Burco.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM