X

Wasiirka cusub ee amniga ee Somaliya oo digniin culus soo saaray xilli argagixisadu xasuuqa kordhisey

Wasiirka cusub ee amniga ee Somaliya oo digniin culus soo saaray xilli argagixisadu kordhisey xasuuqa ay ku hayso dadkeena. Xasuuqa argagixisada intii dawlada cusub dhalatey ayaa gaaray in ka badan 200 oo Somali ah oo ah intey sheegteen kaliya.



Hoos ka dhegeyso hadalka wasiirka cusub



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.