Muqdisho–Wasiirka cusub ee arimaha dibedda Somaliya DR C/salaam Xaaji Hadliye ayaa xilkii wasaarada kala wareegay wasiirkii hore ee arimaha dibedda Dr C/raxmaan Bayle xaflad laysku arkay wasaarada arimaha dibedda. Wasiir Bayle ayaa u rajeeyay wasiirka cusub in hawshu u fududaato.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS