X

Wasiirka deegaanka ee maamulka Hargeysa haweenayda Shukri Baandare oo ka qayliday seerayaal iyo buuro la ootay+MUUQAAL

Hargeysa–Wasiirka Siilaanyo ee deegaanka haweenayda Shukri Baandare oo waraysi dheer bixisay ayaa ka hadashay sida ay ula tacaasho dadka oo ootay seerayaal ayna lahayn iyo xataa buurihii oo la ootay. Waxay ka hadashay sida awoodeedu u yartahay iyadoo qabiilku ka sareeyo mamulka.

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.