X

Wasiirka dekedaha iyo gaadiidka oo jaaliyada Somalida London soo dhaweyn u samaysay

Wasiirka dekedaha iyo gaadiidka dawlada dhexe Nuur Faarax ayaa si weyn loogu dhaweeyay London. Jaaliyadaha kale duwan ee Somalida ayaa midkastiba ka hadlay xafladan qiimaha leh. Wasiir Nuur Faarax ayay socdaalkiisii u horeeyay ku yimi London halkaas oo uu ka mahadceliyay xaflad lagu maamuusey.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.