Hargeysa 16 Dec 2014–Wasiirka difaaca ee Siilaanyo ninka lagu magacaabo Cadami oo Boorama u tagey isku dir ayaa ka Hadley fashil ku yimi arimihii Siilaanyo u direy. Cadami ayaa shegay in hadalkii ugu dambeeyay laga soo qaadayo Suldaanka lagana sugayo in uu yeelo sidii u wanaagsan.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS