X

Wasiirka difaaca Somaliya jeneral Diini oo la kulmey cuqaasha Caabudwaaq iyo shirka Galguduud oo lagu lafogurey+SAWIRO

Caabudwaaq–Wasiirka difaaca Somaliya jeneral Diini ayaa la kulmey waxgaradka iyo odayaasha degmada Caabudwaaq ee gobolka Galguduud, halkaas oo odayadu ka soo baxeen shirka maamul u samaynta gobolka. Shirka uu wasiirku la qaatay ayaa lagu lafogurey sidii xal looga gaari lahaa khilaafka ka taagan maamul u samaynta Galguduud.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.