X

Wasiirka difaaca Turkiga oo booqdey xero ay ku leeyihiin Muqdisho: SAWIRO

Wasiirka difaaca Turkiga ayaa booqdey xero ay ku leeyihiin Muqdisho. Waxa wasiirka wehelinaayay dhigisa Somaliya iyo waliba taliyaha ciidanka qaranka Indha qarshe.

Dhoolatus soo dhaweyn ah ayaa waxaa loogu sameeyay Gudaha Saldhiga Turkiga ee Muqdisho,waxaana ay warbixin ka dhageysteen Saraakiisha Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa Turkiga ee Saldhigaasi ku sugan.


Inta badan dhismaha uu ka kooban yahay Saldhiga ayuu wasiirka Difaaca Turkiga kormeeray,isaga oo Saraakiisha kula dardaarmay inay sii wadaan tababarka ay siiyaan Ciidamada dawladda Soomaaliya.

<

Xeradan ayaa waxa agu baraa ciidanka Somalida afka Turkiga waxa joogta Somali lasooafkaTurkiga hawsha kala wada. Somaliya ayaa waxa isku dayaaya inay kala jiitaan urur diimeedyada akhwaan iyo wahaabiyada, ayado labadaba u baahneyn.

<

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.