X

Wasiirka diinta maamulka Somaliland oo hadda gartey in uu ka jawaabo kaniisada Hargeysa

ARAABINEWS

Wasiirka diinta maamulka Somaliland ayaa hadda gartey in uu ka jawaabo hadal haweenay ku sheegtay in ay Hargeysa ka fulisay kaniisad lagu faafiyo diinta sanam caabudka ee gaalada Kiristaanka.

Wasiirkan oo la hadley saxaafada ayaan haba yaraatee soo bandhigin wax sawiro ah oo muujinaya in aanay jirin in kaniisad Hargeysa ka jirto lagu faafiyo diinta sanam caabudka.



Haweenaydu waxay si cad u sheegtay in maamulku raadinayo ictiraaf kaniisadu ka mid tahay ictiraaf raadinta. Wuxuu sheegay in uu digniin u qorey waxaadse is waydiin kartaa wuxuu uga hadli waayay kahor ee uu Sacad Cali Shire ugu wareejay arinta.

Wuxuu wasiirkan ogolyahay kaniisada jirta mase ogola mid kale in lagu biriyo.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.