Wasiirka diinta maamulka Somaliland oo hawshiisii gabay ayaa Jabuuti ka dalbadey in ay diyaarado u soo dirto dadka ku tabaalaysan Quljeed oo si qabyaaladeysan uu ugu riixayo Jabuuti maadaama ay yihiin Ciise. ”Wuxuu yiri hanala qaataan Jabuuti diyaaradana ha soo diraan”.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS