Wasiirka diinta Somaliland ayaa diintii siyaasadeeyay sheegayna in uu joojiyay bandhigii Nasteexo Indho ee xalay ka dhici lahaa Hargeysa qaasatan Huteel Crown.
Hargeysa ayaa hore waxa u yimi KHANIIS waxana lagu soo dhaweeyay madaxtooyada Siilaanyo lamana sheegin wadaad ka hadlaya. WAxaana muuqata in fanaaniinta la bartilmaansado Somalida ah iyadoo la ogolaanaya jariibo ka khatarsan.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS