Diyaaradii shirkada Daallo soo kireysatey ee kor ku qaraxdey hal qofna ka soo dhacay ayaa loo saarey khuburo caalami ah si ay u baaraan waxa sababet in diyaaradii sidaa u qaraxdo. Wuxuu kaloo diidey waxyaabo kale oo laysla dhexmaray.
[youtube_sc url=”“]