X

Wasiirka gaashaandhiga maamulka Somaliland oo beeniyay in shir beeshiisu ku leedahay Badhan

Wasiir Cadami ayaa beeniyay in beeshiisa Warsangeli oo intooda badani ku jiraan maamulka Puntland ay shir ku qabsanayaan magaalada Badhan. Cadami ayaa sheegay in beeshu shir hore u qabsatay hadana wacyigelinta doorashada ay tahay tan loo baahan yahay.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.