X

Wasiirka ganacsiga dawlad deegaanka Somalida Itoobiya oo ka hadlay muhiimada kaluunka

Wafti ka socda dawlad deegaanka Somalida Itoobiya ayaa booqasho ku jooga Hargeysa halkaas oo ay ka qaybgaleen kulan looga hadlayay ganacsiga kaluunka iyo carwooyin kale oo uu sheegay in Somalida Itoobiya aad u dananayso.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.