Wasiirka gudaha maamulka Puntland ayaa booqdey xerada ugu weyn ee ay ku jiraan dadkii Somaliyeed ee ka soo cararay dagaalka Sucuudigu ku burburiyay dalka fiqiirka ah ee Yaman. Dadkan ayaa ku jira hangar weyn oo loo dhisey iyo dhul banana kuna nool nolol xun.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS.COM