Wasiirka haweenka iyo qoyska ee maamulka Puntland ayaa booqatay magaalada Buuhoodle ee gobolka Cayn halkaas oo si weyn loogu soo dhaweeyay. Wasiirkan ayaa ahayd wasiiradii ugu horeysay ee booqata Buuhoodle intii uu maamulka la wareegay C/welli Gaas.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM