Wasiirka isgaarsiinta oo ka waramay xilliga internetka Koofurta Somaliya soo noqonayo
ARAABINEWS
Wasiirka isgaarsiisnta ayaa ka waramay xilliga internetka Koofurta soo noqonayo xilli hadda la ogaadey in xadhiga is gaarsiinta ay leeyihiin ganacsato an xad lahayn oo waxay doonaan samaynaya.