X

Wasiirka kaluumaysiga iyo madaxda Turkiga oo kulmey iyo war ka soo baxay: SAWIRO

Kulan Ankara ku dhexmaray wasiirka kaluumaysiga iyo madaxda Turkiga ayaa war ka soo baxay. Mudane Cabdiraxmaan  Maxamed Cabdi Xaaashi wasiirka kaluumeysiga ayaa waxa weheliyay safiirka Somaliya ee Turkiga.



Mudane C/raxmaan ayaa la kulmey wasiirka dhaqaalaha Turkiga Nihat Zeybeci. Wasiirka ayaa dka dalbadey shirkadaha Turkiga iyo hay’adaha sidii kaluumaysatada loo sii lahaa qalabka Kaluumeysiga.



Waxa kale oo uu dalbadey in warshado yaryar laga hirgeliyo dalka oo dhinaca kaluumeysiga ah. Hay’ada Tika ee Turkiga ayaa iyagu soo dhaweeyay kulanka wasiirka sheegayna inay fiirin doonaan sidii ay wax uga gaysan lahaayeen.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.