X

Wasiirka maaliyada oo ka hadley tirada ciidanka ee mishahar qaata: tiro saxa ma hayno

ARAABINEWS

Wasiirka maaliyada Dr C/raxmaan Bayle ayaa ka hadley tirada ciidanka ee mishahar qaata oo uu ku sheegay inay hadda jiraan 23,000 kun oo mishahar la siiyo laakiin ayna ahayn tirada saxda oo uu madmadow ku jiro. ”Waa nalagu diidey waxayna dawladuhu leeyihiin tiro saxa keena.

Dhimaca kale wuxuu taabtey in dugsiga hoose ee dawladu la wareegtay ay tahay ilaa 23 dugsi. Waxa kale oo uu sheegay mashaariic laga fulinaayo gobolada Koofurta dalka.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=5BA3pEwvfjM[/embedyt]


C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.