Wasiirada maaliyada maamulka Somaliland ayaa ka hadashay heshiis ay la galeen bangiga aduunka oo lagu horumarinayo dhinaca biyaha. Lama sheegin goobaha ay tuseen ama ay hordhigeen bangiga aduunka ee u baahan in wax laga qabto iyadoo biyo la’aani ka jirto goobo badan. Nin u hadlay bangiga aduunka ayaa sheegay in mashruucani yahay tijaabo.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM