Wasiir Maxamuud Xaashi oo ah kuwii soo saxiixay heshiiska lagu wareejiyay dekedda Berbera ayaa faahfaahiyay mudada ay wareejiyeen kuna sheegay 30 sano halka oo uu sheegay in deked kale la dhisayo dhinaca kalana la soo siiyay lacag 10 milyan oo xaquljeeba.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS