Hargeysa–Wasiirka Siilaanyo ee arimaha dibeda ayaa sheegay in ay isku diyaarinayaan in ay la kulmaan kooxda Xasan Sheekh magaalada Istanbul oo ay iyagu is diyaariyeen kana wada hadli doonaan sida uu sheegay masayrka beesha dhexe.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS