X

Wasiirka Siilaanyo ee ciyaaraha oo ku raftey in uu akhriyo warqad ay ku qornaayeen xilliga ciyaaruhu bilaabmayaan

Wasiirka ciyaaraha maamulka Hargeysa ayaa ku raftey in uu akhriyo warqad ay ku qorneyd xilliga la bilaabayo tartanka ciyaaraha Somaliland. Wasiirka ayaan la ogeyn in isagu qorey warqada iyo in loo soo qorey..wuxuu yiri waxay bilaabmayaa 1915 isagoo ujeeda 2015 September.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.