X

Wasiirka ugu cadaalad xun maamulka Hargeysa kuna magacaaban cadaalada oo ku haftay dilal la fulin waayay+MUUQAAL

Wasiirka Siilaanyo ugu magacaaban cadaalada oo lagu dhintey wasaaradiisa ayaa waraysi laga qaaday ku haftey xukuno dila oo ay fulin waayay . Lama garanayo goorta lagfa saxiixay Siilaanyo in uu dilka fuliyo ayaa hadana saaka la fuliyay dilal dhowr ah oo aan kicinayn xamaaasad qabiil. Wasiirkan ayaa ka mida kuwa ugu cadaalada xun.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.