Wasiirka warfaafinta dawlada dhexe ayaa faahfaahiyay shirka maanta ka furmey xeradii ciidanka cirka ee Afisiyoone oo uu ka qayb galay madaxweynaha qaranka, raiisal wasaaraha, iyo madaxda maamulada oo uu ku jiro gudoomiyaha gobolka Banaadir.
Waxa iyaguna shir ku yeeshay xarunta gaalada ee XALANE kooxda ay wadato kooxda sheegata beesha caalamka oo iyagu ilaa hadda go’aansan inay ka qayb galaan.
”Waqti kama lumiyo madaxda dalka ee hadda joogta waxase waqti ka lumiyaa ku raba inay malaayiin doolar isticmaalaan si ay dalkan u iibiyaan ayuu yiri Cali Calasow.
Hoos ka daawo warbixinta wasiir Dubbe
C/llaahi Warhaye
ARAABINEWS