X

Wasiirka warfaafinta oo isna qaatay talaalka ka hortaga Karoona

Wasiirka Warfaafinta Somaliya Dubbe ayaa ka mid noqday dadka qaatay talaalka ay keentay hay’adda qaramada midoobay ee loo qaybiyay wadamada aan iska bixin karin sida Somaliya oo kale.


Talaalkan ayaa la gaarsiiyay dhamaan gobolada dalka. Waxa hore u qaatay madaxweynaha dalka iyo wasiirkiisa caafimaadka. Wadamo badan oo reer Yuruba ayaa hadda fasaxay markii la ogaadey in faaiidada ay ka badan tahay khasaaraha.


Waxay qirteen baadhitaan qaar in ay jiri karto in dadka qaar u xasaasiyad ka qaado halka dadka qaarkoodna ayna waxba ku noqon. Wasiirka ayaa ku guubaabiyay Somalida inay qaataan talaalka Ingiriiska iyo Iswiidhan sameeyeen.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.