Wasiirka warfaafinta dawlada dhexe ayaa ka hadlay sii daynta wariyeyaasha Universaltv isagoo laga dheehan karo hadalkiisa mid aanu raali ka ahayn in markii horeba la xiro. Labada wariye oo daacad u ah Xasan Sheekh ayaa waraystay xildhibaano mucaarad ku ah inta badan ka hadlay waxyaabo jira laakiin sida ay dhigeen ay qaldanayd.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM