X

Wasiirka Warfaafinta oo sheegay in ganacsatada badankooda aan cashuur laga qaadin xilli ay ka hadlayeen dib u dhiska

Wasiirka warfaafinta dawlada Somaliya ayaa ugu baaqay qurbajoogta in cidii wax haysata ay dalkooda dib ugu soo noqdaan isagoo xusey in ganacsatada badankooda ayna bixin wax cashuura. Somalida joogta wadamada kale ayaa bixiya cashuur saaida taas oo lagu dhiso dalka.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.